Siyaasad
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogaden Refugee Community Committee oo Shir-hawleed ku Qabsaday Xerada Dhagaxley
Waxaa taariikhdu marakay ku beegnayd 20/10/13 kulan muhiim ah isugu yimid xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab…
21 October 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shir ay Isugu Yimaden OYSU MN oo Si Habsami ah Udhacay
Malintii Sabtida ahayd oo ay tarikhdu ku beegnayd October 12, 20132013 ayaa waxaa magaalada Minneapolis ee…
14 October 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
OT – Xog-Hayaha IGAD Hadduu Raali Galin EPRDF, Malaayiin ONLF Ayuu Cadow ka Dhigtay!
Haddalka (Eng Maxbuub) mahan mid wax u dhimi kara waxa ONLF tahay marka xaqiiqda loo yimaado…
5 October 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xisbiga Mucaaradka Blue Party oo Maanta Mudaaharaad Balaadhan Kuqabtay Addiss Ababa iyo Ciidanka Amaanka oo Hor Istaagay.
Waxaa manta kadhacay Caasimada wadanka Itoobiya ee Addiss Ababa mudaaharaad balaadhan ooy soo qaban qaabiyeen xisbiga…
22 September 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ururka Haweenka Al-Xasa/Saudi Arabia oo Shir Muhiim Isugu Yimid
Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 14/09/2013 magaalada Al-xasa shir qurux badan isugu yimid ururka haweenka somalida…
15 September 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Dawladda Itobiya Waxay Xaqiijisay Inuusan Shacabka Ogadenya Horey uga Mid Ahayn Itobiya
Dad badan oo daawaday waxay soo dhaweeyeen shirkii ugu dambeeyay ee Itobiya ay ku qabatay Hotel…
15 September 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Karamardha Hospitaal oo Buux Dhafay iyo Bukaankii Shacabka oo Looga Qaadayo Dhaawaca Luyupoliceka – Noora Afgaab Adis Abab
Ciidamada Itoobiya Iyo Maleshiyada Luyu-policeka Ayaa Dagaala Xoogan uu ku Dhax Maraa Jabhada ONLF Ee xoriyada…
6 September 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Waresyi Xiiso Badan oo Ilaystv Layeelatay Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan
Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa wareysi siiyay Ilays TV. Isaga oo…
5 September 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Mudane Xasen Macalin oo Idaacada Axmaariga ee ESAT Wareysi Siiyay
ESAT Radio oo ku baxa luqada afka Axmaariga ayaa waxay wareesteen Mudane Xasen Macalin oo kamid…
24 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Kal-fadhigii Golaha Dhexe ee JWXO oo Guul ku Soo Dhamaaday
Waxaa shalay oo taariikhda ay hayd 23-08-2013 la soo gabagabeeyay Kalfadhigii Golaha Dhexe ee Jabhadda Wadaniga…
24 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ciidanka JWXO/ONLF oo Maanta Dhoolo Tus Kusameeyay Gobolka Qoraxay
Ciidamo kamid ah Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa maanta dhoolo tus kusameeyay Duleedka Magaalada Qabri dahar.…
15 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
OYSU Finland oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Finland
Waxaa maalinnimadii shalay lagu martiqaaday xarunta baarlamaanka wadankan Finland midowga dhalinyada iyo ardayda Ogadeniya. Booqashada ay…
14 August 2013

Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF)
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo dhaqankii…
13 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
“Ethiopia: Somalia Dowlad Xoogan Inay ka Dhalato Marabto Cabsi ay ka Qabto ONLF Darteed” Wikileaks
Ethiopia main interest is having a weak and Ethiopian dependent administration in Somalia to avoid ONLF…
7 August 2013

Ururka Caalamliga ah ee Crisis Group oo ka Hadlay Wadahadalka ONLF & Ethiopia u Furmi Doona
Ururka Caalamiga ah ee Crisis Group ayaa maanta soo saarey warbixin dheer oo ay kasoo diyaariyeen…
6 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Laynta Shacabka iyo Haweenka Geesnimo iyo Ragannimo Toona Ma’aha – Nuura Afgaab
Sixitaan : Ninkan waa madaxa Sirdoonka ee ma'aha Madaxa Xafiiska Nabadgalyada .. waana Afhayeenka Liyu Booliska.…
3 August 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ururintii Noora Afgaab – Maqaar Saarka JIGJIGA Maxaaa Kala Haysta?
Kalsooni Ku Xidhan Ciidan Dhibaato Badanaa! Maqaalka Waxan Ku Eegi Doonaa Xaalaada Dhabta Ah Ee Maamulka…
29 July 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Dagaalo lagu Jabiyay Ciidamada Gumeyisiga Ethiopia
Wararka ka imanaya ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO) ayaa sheegaya…
8 July 2013
