Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Ciidamada ONLF oo Weerar ku Qaaday Kaaramardha, Jigjiga Iyaga Weeraro ku Dilay 18 Askari Kuna Dhaawacay 22 Askari oo Ethiopian ah.

 Ciidamada JWXO  ayaa weerar  ku qaaday fadhiisimooyin  iyo goobo ay ka dhaqdhaqaaqayeen  ciidamada daalan  ee tigreegu horkacayaan , weerardan  oo  lagu bartilmaameedsaday…
23 February 2012
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Dacwada lagu Oogay Ethiopia Maxay Tahay? Faah Faahin Dheraad ah iyo Qaabka ay Warbaahintu uga Qeybqadatay

Radiyo Xoriyo oo faahfaahin dheeraad ah weydiisay Cumar Jigjiga oo ah Masuulka Warfaafinta Ogadeniya ee Wadanka…
16 February 2012
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

CIIDANKA JWXO OO DAGAALO AY LA GALEEN KUWA ETHIOPIA KAGA DILAY IN KA BADAN 40 ASKARI Bishi January 2012

J abhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ayaa waxa ay dagaal hubaysan iyo mid siyaasadeedba kula jirtaa xukuumada…
7 February 2012
Ogadeniya · Siyaasad

– Badda Jawle Een la Joojin Karayn – Dhaantadii Cabdi Iley ugu Jeclaa oo Qofkii Dhagaysanaya la Soo Xidhayo

Jahawareer midkii ugu waynaa ee maamul gumaysi u wakiil ah soo mara ayaa ka muuqda Jigjiga…
29 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Lax Walba Shilalkay Is-dhigto Umbaa lagu Qali

Wariyaha noo dhex fadhiya Jigjiga wuxuu na soo gaadhsiiyay dhibaatooyin farabadan oo haysta gumaysi agoolka oo…
26 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

OYSU Garissa oo Isugu Yimid Kulan Aad u Qiimo Badan oo Dhalintu ku Qodobeysteen Qorshaha Sanadka 2012

Hoos Ka daawo Sawirada: Garisa, Kenya: Tariikhdu markay ahayd 22/1/2012 waxay ururka OYSU Garissa qabteen shir…
23 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

SHN – Ciidamada Jabhada Waadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO, oo Burburiyay, Saldhigii Wayanada ee Aaga Jexdin

Shabakadda wararka ee Shilaabo News wariyaha uga soo warama gudaha Ogadenya ayaa u soo gudbiyay warkan…
23 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Daggaalo Waxyeelo lagu Gaadhsiiyay Ciidamada Woyanaha oo ka Dhacay Deegamo ka Tirsan Ogadeniya.

Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa qaaday daggaalo habeenimo kuwaas oo ay cadowga gaadhsiisay khasaaro leh dhimasho…
21 January 2012
Barnaamijyo · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Radio Xoriyo oo Barnaamij Xiisa Leh ka Diyaariyay Wargayska Dhiiranaanta ku Caanbaxay ee Standard/Kenya

Wargayska -The Standard - oo dalka Kenya aad loo akhristo kuna caan baxay mawaadiicda xasaasiga ah…
7 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Kulankii Qaybta Danab iyo Hawlgalo Ciidan oo lagu Horjoogsaday Dhaqdhaqaaqa Cadawga.

Warar aan ka helay  wariyayaasha ku kala sugan gobolada Qoraxay iyo Jarar ee dalka Ogaadeenya ayaa sheegaya…
5 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Kal-fadhigii Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU oo Si Habsami u Socda

Waxaa hall-ka shirarka ee magaalada Frankfort si habsami ah uga socda kal-fadhigii 2aad ee Uruka Dhalinta…
3 January 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Madaxa IHASA Mudane Hamse Warfaa oo Idaacadda BBC-da uga Waramay Xalka GA

 Wareysi ay idaacadda BBC-da la yeelatay mudane Xamse Warfaa ayuu ugu sheegay inay si wadajir ah…
17 December 2011
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidanka Itoobiya oo Weeraro lagu Qaaday Lagaga Dilay 27 Askari 28 Kalena Lagaga Dhaawacay

Weeraro ay qaadeen ciidanka jabhadda waddaniga  xoraynta ogaadeenya  oo lala beegsaday kuwa itoobiya ayaa waxaa qudha…
14 December 2011
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Jigjiga oo Lagaso Dhaweyay Daggaalkii ONLF iyo Wareysi lala Yeeshay Ciidanki Falkaas Fuliyay

Wareysiga oo filim ah hoos ka daawo::: Jigjiga ayaa aad looga soo dhaweeyay daggaalkii ay ciidamada…
11 December 2011
Ogadeniya · Siyaasad

Somaalida oo laga Mamnuucay Inay Safaaradaha Itobiya Dib Dambe uga Shaqeeyaan

Wariyayaasha inoogu dhex qarsoon Addisababa iyo Jigjiga ayaa warar aad u xasaasi ah inooga soo tabiya…
17 November 2011
Ogadeniya · Siyaasad

Cali- Fancad iyo Ceel- Xaar oo Si Fiican Loogu Naafeeyay Maleeshiyada Wayaanaha

 Warar goor dhaweyd naga soo gaadhay X/dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in shalay oo ay taariikhdu…
30 October 2011
Ogadeniya · Siyaasad

Idaacad lagu Magacaabo Kulmiye oo Wareysatay HW Hussein Noor

Idaacad lagu magacabo Kulmiye oo wareysi la yeelatay madaxa Hogaanka Warfaafinta ee JWXO Hussein Noor [audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/10/xusseinnoor.mp3|titles=xusseinnoor]
25 October 2011
Ogadeniya · Siyaasad

Mashaqada ka Dhacday Muqdishu iyo Cadawga Somaliyeed

Waxay ahayd dhacdo aad looga murugoodo mashaqada ka dhacday Xamar shalay ee tobanaanka qof een waxba…
5 October 2011