Opens in a new tab

Dhacdooyin

Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Sawiradi Xafladi Qiimaha Weyneed ee Barnaamijka SILENT CRY Halkan ka Daawo:

Barnaamij aad loo soo aggaasimay oo xaflad ah ayaa lagu soo bandhigay wadanka Ingiriiska Magalada London.…
24 December 2011
Dhacdooyin · Ogadeniya

Badheedhahii Kal-fadhigii 2aad Shirweynihii 39aad ee Xisbiga Raadikalka (NRPTT) Arimaha Ogadenya

Shirweynahaa oo socday intii u dhexesay 8-11 Dec. 2011 oy ka qaybgaleen wafti uu hogaaminayo HAD…
23 December 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Maamulka iyo Xubna ka Mid ah Jaaliyadda Doxa oo ka Shiray Arima Muhiim ah

Iyadoo dalka Qatar looga dabaadagayay 18ka bisha Dec. sanadguuradii xuriyadooda, ayaa waxaa shir isug yimid habeenimadii maamulka jaaliyadda…
19 December 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya · Ogeysiis

Maamulka Jaaliyadda Finland oo Idiinku Baaqaysa Shir Muhiim ah

  Waxaa dhamaan jaaliyadda S.Ogadenya ee ku nool waddanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta ay taariikhdu ay…
19 December 2011
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Radio Xoriyo oo Wareysi Meelabadan Taabanaya la Yeeshay Madaxa Tababarada CWXO

Wareysi uu arima badan oo ku saabsan heerka uu gaaray tababarada CWXO ayuu madaxa tabarada ciidanka…
17 December 2011
Dhacdooyin · Ogadeniya

ILAYS: oo Soo Diyaariyay Barnaamij Gaar ah oo Lagaga Hadlayo Cunaqabataynta Warbaahinta: Daawo

Barnaaamijka ilays oo lagu falanqayay Cunaqabataynta Warbaahinta ee saaran Ogadeniya. Barnaamijka Ilays waxa uu si cilmiyaysan…
14 December 2011
Dhacdooyin · Eritrea

Bandhig-faneedkii Ururka Dhalinta Eritrea oo Denmarka lagu Qabtay

Taariikh markay ahayd 10-12-2011 waxaa xaflad ay siwada jirah u soo wada qaban qaabiyeen Jaaliyada iyo…
12 December 2011
Barnaamijyo · Caalamka · Muuqaal · Ogeysiis

OGEYSIIS: Bandhig Faneed iyo Qeybtii Labaad ee Silent Cry Worldwide Campaign oo lagu Qabanayo Ingiriiska…

OGEYSIIS OGEYSIIS Waxa la ogeysiinaya dhamaan Bulshada Somaliweyn gaar ahaan dadka ku dhaqan wadanka UK. In…
10 December 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Halkan ka Daawo Filim laga Duubay Banaanbax Balaaran oo ay Qabteen Jaaliyada Somalida Ogaden ee Mn DEC 3 2011

Hoos ka daawo filim laga soo diyaariyey Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa…
4 December 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Warbixin ku Saabsan Shirka UNta ee Xuquuda Dadka laga Tiro Badan Yahay Maalintii 2aad

Halkan ka dhageyso qudbada ay ka soo jeediyeen dhalinyarada --->> [audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/11/switzerland-1120111.mp3|titles=switzerland-1120111] Shirka Unta ee xuquuqda dadka…
30 November 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirkii Sanaldaha Ahaa ee Lagaga Hadlo Xuquuqda Umadaha laga Tirada Badan Yahay ayaa Maanta ka Furmay Arunta Qaramada Midoobay ee Geneva.

Shirkii sanaldaha ahaa  ee lagaga hadlo xuquuqda umadaha laga tirada badan yahay ayaa maanta ka furmay…
28 November 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Seminar Aqoonkororsi ah ayaa uga Socda Dhalinta OYSU St Paul/Min.

Seminar iyo aqoonkorodhsi balaadhan oo siheerse ah loo soo agaasimey ayaa maalintii labaad uga socda magaalada…
26 November 2011
Dhacdooyin · English

Ethiopian Patriot Yenesew Gebre: Give Me Liberty or Give Me Death! by Alemayehu G. Mariam

Mohamed Bouazizi who set himself alight in a protest over unemployment and police humiliation, sparked a…
22 November 2011
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka OYSU oo Soo Gaba-gabeeyay Shirarkoodii Qiimaynta Ahaa

Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) laantiisa Minneasota ayaa maanta soo gabagabeeyay shir balaadhan oo…
20 November 2011
Dhacdooyin · Ogadeniya

Looma Kala Hadhin Habeenkii Ogadenia ee Sanca (Ogaden Night/Sana)

Waxaa maanta ka dhacday magalada Sanca caasimada dalka Yemen xaflad si wayn loo soo agaasimay oo…
18 November 2011
Caalamka · Dhacdooyin

Qaxooti lagu Dhacay Jidhkooda Lama Dagaanka Sinaa

Badaw carbeed oo budhcad ah ah ayaa la soo xaqiijiyay inay ka mushtaraan dadka qaxootiga ah…
7 November 2011
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ciid Wanaagsan Gudooma

Aniga oo ku hadlaya afkii Guddoomiyaha iyo Maamulka Sare ee JWXO waxaan CWXO iyo shacabka Ogadenya…
5 November 2011
Dhacdooyin · Ogadeniya

Qorshaha Wayaanaha ee Dhul-boobka ah iyo Feejignaanta CWXO

Urur u dooda xuquuqda beeralayda yaryar oo lagu magacaabo GARAIN ayaa wuxuu caalamka u soo bandhigay…
31 October 2011