Aragti
ONAMaqaalo
Boqor Xayle Salaase Isagoon Kaban Shidaalka Ogadenya ayaa la Dilay .. ka Dib – Noora Afgaab
Soo saaridda shidaalka waa hodanimo deg deg ah (Oil is wealth). Sidaa darteed ayay dawladaha 3xaad…
17 March 2016

Waxaa loo Idmay Kuwii Dagaalka Dulmiga ah lagu Soo Qaaday Inay Dagaalamaan, Ilaahayna Wuu Awoodaa u Hiilintooda! by: Xaaji M/Rashiid
Suuratu Alxaj, Aayada 39aad-اذن للذين يقتاتلون بانهم ظلموا وان الله علي نصرهم لقدير Waxaa loo idmay…
15 March 2016
ONACaalamka, Maqaalo, Ogadeniya
Shirkii Isbahaygsiga PAFD ee Hormuudka ka Tahay. ONLF ee Sweden Stockholm oo Jawi Wanaagsan ku Soo Dhamaaday.
Shirka ayaa sidii caadada inoo aheed ku furmay ayadaha qura anka kariimka ah Sh xaashi amin…
13 March 2016
ONAMaqaalo
Maqaal: u Habar Wacashada Gumaysiga Shirkadaha Shine iyo Caqli Xumada Jabuuti.
Gumaysiga itobiya iyo shirkadaha shisheeye oo marar badan ku guul daraystay qodida iyo soosaarista shidaalka Ogadeniya…
11 March 2016
ONAMaqaalo
Q1aad ee Dastuurka Xoolaha : Iska Caabinta Way ka Reeban Tahay Xerada – Noora Afgaab
Nin saaxiibkay ah ayaa markuu akhriyay maqaalkii aan cinwaanka uga dhignay –Kaarkii Argagxisa La-Dagaalanka ..- ayuu…
10 March 2016

Xoriyadii Jabuuti Xoogii ay Soomaalidu Galisay Faa’iidadiisi ma Garabsiinta Gumaysiga Ayay Noqotay
Umadda Somaliyeed oo dhaqan iyo dhalasho wadaag ah gumeystayaashii reer galbeed iyo kaka daran ee Ethiopia…
8 March 2016

Daad,Xoorta & Daxalku Way Baaba’aan, Waxa Dadka Anfacayana Wuu Baaqi Noqdaa- by: Xaaji M/Rashiid
Suuratu Racdi, Aayada 17aad فاماالزبد فيذهب جفاء واما ماينفع الناس فيمكث في الارض Daad xoortu way…
6 March 2016
ONAMaqaalo
Maqaal: Halgan Daba Dheeraada Wuxuu Kala Miiraa Bulshada.
Jiritaanka ururka JWXO iyo yoolka uu hiigsan hayo ayaa ah in shacabka iyo wadanka Ogadeniya oo…
5 March 2016
ONAMaqaalo
Dhalanteedka Nabad iyo Xasilooni ayaa ka ka Jirta Ogadenya – Noora Afgaab
Wuxuu qorshahayga ahaa in aan idinla wadaago warbixino ku saabsan xaaladda ka jirta jeelka ku caan…
3 March 2016
Waatan Mar Kale iyo Bisha Fabraayo!
Waa tan mar kale Fabraayo iyo xuskii maalinta xasuuqa shacabka mayalka adag ee Soomaalida Ogaadeeniya ee…
2 March 2016
ONAMaqaalo
MAQAAL: GUUSHA GOBONIMO WAXAA KEENA HALGAN.
MAQAAL: GUUSHA GOBONIMO WAXAA KEENA HALGAN IYO MIDNIMO Xiliga gumaystuhu awood ciidan ku muquuniyo dadka uu…
2 March 2016
ONAMaqaalo
Hadal Adaygii Sheekh Ibrahim Cabdalle waa Tubta Toosan ee Guusheena Halgan.
Qofkii Eebo (SW) uu hibo u siiyo garashada iyo gobanimada fahamkeda inuu dareensanaado oo kaliya ayaa…
28 February 2016
ONAMaqaalo
Maqaal: Gumaysiga Tigrey iyo Halganka ONLF.
Maqaal: Gumaysiga tigrey iyo halganka ONLF. Jabhada ONLF waa jabhad dagaal kula jirta gumaysiga madow ee…
27 February 2016

Kaarkii Argagixiso la Dagaalanka oo 9-11 ka Dib Noqday Mid loo Adeegsaday Shucuubta – Noora Afgaab
Waxaan maqaaladii hore kusoo dulmarnay in dhaawac badan uu kasoo gaadhay daryeelkii xuquuqda aadanaha markii laga…
25 February 2016
ONAMaqaalo
Xuquuqul Insaanka Markay ku Tunteen Dawladihii Ilaalin Jiray Natiijadii ka Dhalatay – Noora Afgaab
Maqaalkii hore waxaan kusoo gunaanadnay su’aalo ay dadka qaarkii isweydiinayaan oo kala ahaa; Maxaa ku kalifay…
18 February 2016
ONAMaqaalo
Maqaal: Gumaysi iyo Gumaysi Kal Kaal.by Liban Miyir Abdi (Kulmiye)
Halgan dheer iyo dadaal ay umad walba u gasho sidii ay isaga qaadi lahayd heeryada gumaysiga…
17 February 2016

Maqaal: Xaaji M/Rashiid Aw Macalim
(Suuratu Shucaraa Aayadda 22,aad- وتلك نعمة تمنها علي ان عبد ت بني اسرائيل ) Taasi Waa…
17 February 2016

Maqaal: Gobonimadu waa Geed”Hadhwayn oo ku Baxa Dhiiga Wadaniga.W/Q: Liban Miyir Abdi (Kulmiye)
Gumaysiga madaw ee itobiya waxaa uu shacabka Somalida Ogadeniya marsiiyay ciqaab iyo xanuuno ay kamid yihiin…
14 February 2016
