Dhacdooyin

Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika oo ugu Baaqaysa Shirweynihii Sanadka Taariikhda 15/03/2012
OGAYSIIS - JAALIYADA OGADENIYA EE KONFUR AFRIKA JOKA Xafiiska jaaliyada Ogadeniya (JOKA) wuxuu ogaysiinayaa dhamaan xubnaha…
6 March 2012
Banaanbaxii London Filimkan ku Daawo: Fadeexadi Gumeysiga iyo Doorka Wadaniyiinta Ogadeniya ee UK
Fiilmki banaanbaxa Hoos Ka daawo: Fadeexadi ka raacday Gumeysiga Safaarada gumeysiga ee london. Waxaa lagu xasuusta…
5 March 2012

Warbixintii Shirkii Gumeysigu ku Qabsaday Safarada London iyo Banaanbaxi Xooga Badnaa ee Lagaga Hortagay!
#Shirkii Gumeysiga oo lagasoo dareeray #Gumeysiga oo amar kusiiyay Xawaladaha Somaliyeed inay lacag ugu-deeqaan Ethiopia #Banaanbaxyaashi…
4 March 2012

Banaanbax Aad u Xoog Badan oo lagu Diidan Yahay Tacadiyada Gumaysiga ayaa Kasocda Safaarada Itoobiya London Horteeda
Waxa Maanta 11 Duhurnimo ka hor bilwoday banaanbax aad u xoog badan oo dad gaadhaya 500…
4 March 2012
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Shirka Jaaliyaadka Scandinavianka oo ka Dhacaya Sweden 10 March 2012 GOTEBORG.
Ogaysiis: Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden, Inuu shirkii Jaaliyadaha Skandanevianka…
1 March 2012

OGEYSIIS: Banaanbax Looga Soo Horjeedo Gumeysiga iyo Adeegihiisa Cabdi Ilay-
OGAYSIIS – MUDAAHARAAD. Waxaa la ogeysiinaya dhamaan Shacabka Somalida Ogadeenya inay kasoo qeyb galaan banaanbax xoog…
29 February 2012

Kulan ay Kasoo Qeybgaleen Hayado Xuquuqul Insaan, Culuma Udiinka Carabta, Professaro South Afrikan ah oo lagu Xusayo Xasuuqa Ogadeniya ayaa lagu Qabtay Cape Town.
Haayadihii Ka soo qeybgalay Kulankan: *Culumaa-u-Diinka South Afrika *Muslim Judicial Council *Markiska Nuur Al Islamiya Cape…
27 February 2012

Xoghayaha Guud OYSU oo Kulan la Yeeshay Jaaliyada Sweden iyo OYSU Sweden
OYSU Sweden faraca Stockholm oo isugu yimid kulan xambarsanaa dhisid urur cusub oo kamida urur hoosaadyada…
26 February 2012

Sawiradii Kulankii Sweden ee lagu So Bandhigay Filimka Silent Cry Kobtan ka Daawo.
Sawirantan hoose waxaad ku arkaysa Sida quruxda badan iyo shacniga wanaagsan ee loo soo Aggaasimay Kulankan…
26 February 2012

Filimkii Oohinta Qarsooneyd (Silent Cry Part 2) oo lagu Daawaday Wadanka Sweden.
Sawiradi Dib kala soco: 25-kii feb 2012-kii waxaa lagu soo bandhigay caasimada dalka Sweden Stockholm Film-kii Silent…
26 February 2012

Shir Diiradda lagu Saarayo Xasuuqa ka Socda Ogadenya
Jaaliyadda Somalida Ogadenya iyo haya’adaha mujtamaca madaniga ayaa loogu baaqayaa inay ka soo qaybgalaan maalinta Axadda…
25 February 2012

Ogaden Violence in Focus
The local Ogaden Somali community and civil society bodies are urged to attend a solidarity conference…
25 February 2012

H/Warfaafinta Ogadeniya oo Usoo Xidhay Tababar Koox Howlwadeeno Cusub ah oo Kusoo Biiray Radiyo Xoriyo.
Tababar laba billood socday ayaa lasoo xidhay todobaadkan waxaana ka qalin jabiyay koox isugujira Wiilal Iyo…
24 February 2012

Jaaliyado Kamid ah Qowmiyada Caddaanka Irishka Ireland, Finishka Finland iyo Jaaliyada Nigerianka UK oo Soo Booqday Xafiiska Ogaden Community Denmark
Waxaa maanta ooy taariikhu tahay 24/02/2012, booqasho kuyimid xafiiska jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee Copenhagen caasimada wadanka Denmark wafti kakooban 4 xubnood…
24 February 2012
JAANGO vs Cabdi Baadil oo Heeso Halgameed Xiiso Badan ka Qaaday Shirweynihi OYSU Germany
SHirkii Dhalinyarada OYSU ee ka dhacay wadanka Germany oo ay ka qeybgaleen Abwaaniin iyo Fanaaniinta ugu…
24 February 2012
Filim: Kulan ka Dhacay Qaahira oo Dhalinta OYSU Egypt Soo Abaabushay Halkan ka Daawo:
Ururka OYSU Cairo ee wadanka Masar ayaa qabtay Xus aad loosoo agaasmiya oo Ururku kusoo bandhigay…
23 February 2012

Coalition of Ogaden Civil Societies Abroad Appeal to the International Community at London Somali Conference
Coalition of Ogaden Civil Societies Abroad Ogaden Communities, Women, Youth, NGO’s and intellectual Association Appeal to…
22 February 2012

Ururka Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya ee South Africa oo Xusay Maalinta Xasuuqa Shacabka Ogadeniya Port Elizabeth ( P E)
Ururka OYSU faraciisa Eastern Cape ayaa isugu yimid Xuska maalinta xasuuqa shacabka Ogadeniya oo daafaha Dunida…
21 February 2012
