Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Maalinta Haweenka Ogadeniya oo Helisinki lagu Qabtay

Waxaa maanta magaalada helsinki  ka dhacay shirweyn oo ay isugu timid jaaliyada soomaalida Ogadeniya Finland. shirkaas…
1 April 2012
Caalamka · Ogeysiis

Ogaysiis – Habeenka Germany iyo Abwaanadda Qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali

Waxaa loogu bishaaraynayaa dadweynaha Somaliyeed ee xoriyadda iyo midnimada jecel in 28ka Bisha April lagu qaban…
31 March 2012
Dhacdooyin · Ogadeniya

Maamuladii Dagmooyinka oo La’isugu Keenay Xerada TTI ee Macalimiinta lagu Tababaro iyo Wafti QM ka Socoda oo Tagay Jigjiga

Waxa kusugan Ogadeniya wafti heer caalami ah oo isugu jiray, haya’daha Qaramada Midoobay, iyo saraakiil kasocday wadamada…
30 March 2012
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Shiwrweynihi Jaaliyaadka Ogadeniya ee Pacific oo lagu Qabanayo Perth Australiya

Shirweynihii Jaaliyada Ogadeniya ee Pacific oo lagu qabanayo Magalada weyn ee Perth, Australiya. Shirkan ayaa waxa…
29 March 2012
Dhacdooyin · Ogadeniya

Cutubyada Duufaan ee Ciidanka ONLF oo Howlgalo Lagujabiyay Woyanaha ka Geystay Dhagaxbuur

Ciidanka JWXO/ONLF  oo dagaalo joogto ah la gala cadawga  ayaa maalmihii u danbeeyay wacdaro ka muujiyay  magaalooyinka waawayn  ee ogaadeenya,…
29 March 2012
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Caalamka Sanadka 2012

Magaalada Toronto ee wadanka Kanada (Canada) ayaa sanadkan marti galisay shirweynihii jaaliyadaha Ogadeniya ee aduunka oo…
29 March 2012
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Xaflada Ogaden Woman Day Magalada Manchester 31 March 2012

Ururka OYSU Manchester ayaa Maalinta Haweenka Ogadeniya munaasabad loogu talo galay kusooo bandhigaya magaalada Manchester ee…
27 March 2012
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Tababar Maamul oo Usoo Dhamaaday Hoggaaminta Ciidanka JWXO.

Tababar maamul{hogaamin} oo socday mudo toban maalmood ah oo lagu baranayay qaybaha kala duwan ee hogaaminta…
22 March 2012
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Wareysiyo Xiiso Badan oo Lagaso Diyaariyay Shirweynihi JOKA Hooskadaawo

Bahda warfaafinta ayaa wareysi Xiiso badan kasoo qaaday Xubnihi kasoo qeyb galay Shirka JOKA oo kawaramaya…
22 March 2012
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Shirweynihii JOKA oo Guul ku Dhamaaday Sawiradiisi Halkan ka Daawo iyo Gabay

Gabaygii Abwaan Khadar Colaad iyo Sawiradi shirkii Weynaa ee JOKA qeybo kamid ah. Shiweynihi JOKA, Gabadh…
20 March 2012
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shir lagu Xusayo – Maalinta Xasuuqa Ogadenya – oo ka Dhacay Dalka Norway

Norway- Waxaa xalay fiidkii magaaladda Oslo lagu qabtay munaasabad aad u balaadhan oo lagu xusayey maalinta xasuuqa…
18 March 2012
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Maalinta Haweenka Ogadeniya oo Si Caalami ah Loogu Qabtay Melbourne

 Ururka OYSU ee Melbourne si caalami ah u soo bandhigeyn xuskii Maalintii haweenka Ogadenia. Xaflad aad…
17 March 2012
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Maalinta Haweenka Ogaadeeniya oo Si Fiican Looga Xusay Nairobi

Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) ee Dalka Kenya ayaa waxay soo qaban qaabiyeen munaasabada…
17 March 2012
Caalamka · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: We Can Stop Zenawi, to Stop the Genocide in Ogaden- OYSU Dallas March 30 2012

Jaaliyada Wadanka USA ee Dallas Waxa la ogeysiinaya In Lagu soo bandhigi Doono Barnaamijka Silent Cry…
16 March 2012
Caalamka · Dhacdooyin

Shirweynihi JOKA oo Maalinki 2aad Galay iyo Qiimeynti Waxqabadka Jaaliyada oo Socota.

Shirka  ayaa  saaka  dib  ufurmay  abaarihii  10 subxanimo sidii  caadiga  ahaa  waxaa  lagu furay aaayado Qur'aan…
16 March 2012
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihi JOKA South Afrika oo Maanta Furmay, Madax, Siyasiyin iyo Hayado Bulsho oo South Afrikan ah oo Kaso Qeybgalay Furitaanki.

Khamiis 15.3.2012:  Wadanka South Afrika waxaa Maanta ka furmay shirweynihi Jaaliyadaha  somalida  ogadeniya  ee  South Afrika…
15 March 2012
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Shir lagu Xusayo -Maalinta Xasuuqa Ogadenya- oo ka Dhici Doona Dalka Norway

Shir aad u balaadhan oo lagu martiqaaday wufuud kala duwan oo caalami ah ayaa maalinta Axadda…
14 March 2012
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Jaaliyada Finland oo Kulankii 3-Dex Bilood Laha Ahaa Isugu Timid Caasimada Helisinki, Finland

   Waxaa xafiiska jaaliyada Finland ka dhacay shir si heersare ah loosoo agaasimay ay isugu yimaadeen…
6 March 2012