Opens in a new tab

Itoobiya

Itoobiya

God Dheer Ha Qodin ku Dhiciweydaa ma Ogide! Ethiopia oo Rabta Inay Xidho Barnaamijka Ilays ayaa Iska Jam Gareysay 3 TV oo ay Iyagu Lahaayen iyo ArabSat.

God ha qodin Hadaad Qodidna ha dheerayn ku dhici Doontida Ma Ogide. Ayay dadka Somaliyeed isugu…
18 February 2012
Dokumentari · Itoobiya · Muuqaal

FILIM- Daawo Banaanbaxi Sweden Looga Soo Horjeeday Ethiopia iyo Shirkadaha Shidaalka ee Qodotada ah.

Daawo Filimkan oo kamid ah muuqaaladi Banaanbaxi dhowaan ka dhacay wadanka Sweden.
13 February 2012
Itoobiya

Gundiid – Yurub Ood Mooddo Inay Usoo Jeedsatay Kaligii Taliye Zenawi

Shabakadda Gundiid oo arimaha Geeska Afrika gaar ahaan Somaliya iyo Itobiya aad wax uga qorta ayaa…
13 February 2012
Itoobiya

Males Zenawi oo UN-tu Eedaysay iyo Isaga oo Sheegay Innuu Siideyn Doono Suxufiyiinta iyo Siyasiyiinta Mucaradka ee u Xidhan.

Qaramada Midoway  oo dhaleecaysay Taliska Ethiopia waxayna ku eedeyeen in taliskaas uu sharciga la dagaalanka Argagaxisada…
8 February 2012
Itoobiya

Wariyaasha Ree Sweden ee ku Jira Xabsiga Kality oo Taagero Badan ka Helaya Caalamka.

Waxa bilowday olole lagu baadi goobayo sidii looga sii deyn lahaa Wariyaasha Ree Sweden ee ku…
3 February 2012
Itoobiya

Males Zenawi Maxuu Qarinaya? Zenawi oo Dhuumasho ku Jooga Switzerland- waa Warbixin Kuso Baxday New York Times.

  Raisal Wasaaraha wadanka Ethiopia ayaa dhuumasho ku jooga Magaalada Davos ee wadanka Switzerland halkaas oo…
29 January 2012
Itoobiya

Taliska TPLF oo Xukumay Siyasiyiin iyo Suxufiyiin u Dhashay Ethiopia iyo Cabsi Soo Food Saartay Addis-Ababa

Addis Ababa: Maxkamad kusheegta TPLF ee ku taala Addis Ababa ayaa xukun xabsi daayima ku xukuntay…
27 January 2012
Itoobiya · Muuqaal

Wargeyska Ottowa Citizen/Canada – Bashiir Makhtal Canada Miyay Ilowday!

Wargeyska Ottowa Citizen oo kasoo baxa wadanka Canada ayaa taarikh kooban ka bixiyay Xabsiga Bashiir makhtal…
20 January 2012
Itoobiya

Sharciga Itobiya- Qiro Inaad Dambiile Tahay Hadii Kale Xabsiga Dhex Fadhi

Labadii saxafi ee dalka Sweden u dhashay, sida xaqdarada ahna loogu xukumay 11ka sano ayay dad…
11 January 2012
Itoobiya · Muuqaal

Amb. Cohen oo Sheegay Xukuumadda Yaraanka ah ee TPLF Mid aan loo Dulqaadan Karin

Washington DC (ESAT) — Diblomaasiyadda Mareykanka ninkii ugu sareeyey xiligii maamulka George W. Bush Amb. Herman…
7 January 2012
Itoobiya · Muuqaal

Gumeystaha Abbysinia iyo Midab Takoorkiisa ku Aadan Qeybinta Dhulka iyo Dadka oo Caalamku Walbahaar ka Qabo.

Warbixintan waxaa ku eegayna qorshaha guumeysiga ee uu qarniyada kusoo maalayay qowmiyadaha ay gumeystaan Abbysinianku ee…
25 December 2011
Itoobiya

Boqolaalkii ka Qayb-galay Orodkii Itobiya oo u Badalay Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo KT Meles

Ethiopian Review - Boqolaal Itobiyaan ah oo ka qayb qaatay orodka loo yaqaano -Great Ethiopian Run-…
22 December 2011
Itoobiya

AMNESTY International oo Eedeysay Kaligii Taliye Zenawi iyo Madax Sare oo ka Tirsan Maamulkisa.

Amenesty International ayaa dhaleeco korka uga tuurtay kaligii taliye Zenawi iyo madax badan oo kamid ah…
16 December 2011
Itoobiya

Maxaa ka Dhacay Maxkamadii 2da Wariye la Keenay Shalay

Labadii wariye ee dalkaSweden uga yimid inay soo baadhaan doorka ay shirkadaha shidaalka gaar ahaan Lundin…
7 December 2011
Itoobiya

Waatan Sababtii Wariyashii Reer Sweden ay Naftooda Halista u Galiyeen Dawlada Itoobiyana ay Rabtay Inay Qariso.

Wargayska ugu wayn wadankan Sweden ee lagu magacaabo Aftonbladet.se ayaa lagu soo daabacay bogiisa hore maqaal…
6 December 2011
Itoobiya · Muuqaal

Dhulka Ethiopia ma Boobiyo Dhacbaa Mise Dano Kale ayaa Jira!

Wargeyska caanka ah ee ka faalooda dhaqdhaqaaqa UN-ta iyo maalgalinta ee loo yaqaano IPS ayaa waxa…
13 November 2011
Itoobiya

Gariile & Hagos Sehay oo ku Guuldareystay Inay ka Gadaan Shirkada Worldcom Barnaamijyo lagu Xayaysiinayo KT Meles

Warar xog-ogaal ah oy na soo gadhsiiyeen ilo-wareedyo muhiim ah ayaa naloogu sheegay inay fashilmeen waxyaaba…
12 November 2011
Itoobiya

Barnaamijkii Ileys ee ka Baxay EriTV 9kii November 2011

Waxaad hoosta ka daawataa Barnaamijkii leys ee xiisaha lahaa oy ku jirto Wareysiyo lala yeeshay Ciidan…
9 November 2011