Xuquuqda Aadanaha
Xasuuqii Gunagado – Radio Xoriyo
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay goobjooge xaadir ku ahaa magaalada Gunagado…
18 February 2012

Ciidamada Tigreega oo Boob ka Geystay Ogadeniya iyo Dad Shacab ah oo lagu Xidhay Meelo Kamid ah Ogadeniya
Ciidamada Woyanaha ayaa caan ku noqday cadaadinta shacabka Somalida Ogadeniya, iyaga oo u geysta boob iyo…
10 February 2012

Ilyaas Barre Shiil Afkuu Furtay, Maskaxdana Wuu Xidhay
Dad badan ayaa aad ula yaabay hadalaldii uu Ilyaas Barre Shiil ka sheegay idaacadda BBC-da. Inkastoo…
8 February 2012
Dil, Dhaawac, Boob iyo Xidhay Badan oo Taliska TPLF ka Geystay Ogadeniya Bishii January 2012.
Tacadiyada Sida caadada u ah. Ciidamada Gumaysiga Ethiopia mar kasta oo looga adkaado Goobaha dagaalka ee…
7 February 2012
Warbixin ku Saabsan Xabsigii Dhiigyacab Cabdi Bade iyo Wareysi Xiisa Leh
Waxaan la soconaa Cabdi bade oo ahaa madaxa xabsiyada uu si naxariis darra ah ugu jidh…
17 January 2012
HEESTI XAQIIQ SAADO CALI WARSAME IYO MUQALADI AMIN CAAMIR (ARTS)
idinku Xabashida la jira Xasuuqiina Uguur-guurta iyo ereyo kale oo kamid yahay Xabiibkaygu waa Halgame, Xurmaan…
17 October 2011

Dhabarjab Horleh oo Soo Gaadhay Cadawga
War dagdag ah oo saacada ka hor uu na soo gaadhsiiyay wariyaha wakaalada wuxuu ku…
12 October 2011

Qaramada Midoobay: Cadaadiska Itobiya ay ka Wado Ogadenya
Maalinta Talaadada ee 13ka September 2011 waxay UNPO iyo Ururka u dooda shucuubta amaandarada haysato (Society…
8 September 2011

Xasuuq ka Dhacay Tuulada LABIGA
Warar hordhac ah oo faafaahintiisa aan goordhow soo gabagabayn doono ayuu wariyaha goobta Dhagaxbuur noogu sheegay…
23 August 2011

ALlaha u Naxariisto C/Rizaq Tiibaa
Waxaa saacada ka hor dil qorshaysan ku dhintay xerada Ifo muwaadin u dhashay Ogadenya oo ka…
19 August 2011

Bulaacada Wasakhda Itobiya lagu Maydho.
Waxaa aad sharaf dhac ugu ah guud ahaan umadda Somaliyeed gaar ahaan shacabka Ogadenya in goobtii…
6 August 2011

Ujeedada uu ka Leeyahay Dhiigyacab Meles Laynta Dadka Shacabka ah – Dhacdada Xamaro –
Markaad u kuurgasho fal-dambiyeedka ay maxaysatada Cabdi iley u gaysanayaan dadka shacabka ah waxaad ogaanaysaa in…
4 August 2011

Madaxii Maxaysatada Hawaarin oo laga Soo Daayay Xabsiyada Hargaysa ka Dib —
Warar aad u faahfaahsan oon ka helnay ilo-wareedyo ka ag-dhow xafiiska gacan-ku-dhiigle Cabdi Iley ayaa ka…
27 June 2011
24ka June waa Maalinta Caalamiga ee Taageerada Dadka la Jidh-dilay
Wuxuu caalamka xusay shalay oy taariikhdu ahayd 24kii June maalinta Caalamaiga ee lagu taageero dadka jidh…
26 June 2011
Dad Shacab ah oo lagu Laayay Tulada Uubataale/Gobolka Wardheer
Wararka aan ka helayno magalada Wardheer ayaa sheegaya in maxaysatada Cabdi iley ee hawaarin ay xasuug…
24 June 2011

VOA Somali oo Wareysatay Will u Dhashay Somalida Ogadeniya oo ka Soo Qaxay Gobalka Dhagaxbuur
Dad badan oo qaxooti ah ayaa ka imanaya dhulka somalida Ogadeniya oo gaadhaya maalin kasta xeryaha…
31 May 2011

Cabdi Iley oo la Taahaya Sirtuu ka Hayo Guuleed Casoowe
Cabdi iley wax kasta halagu sheego laakiin nin uu si sahlan Guuleed Casoowe uga baxsan karo…
24 May 2011

Xasuuq Wadareed ka Dhacay Dhogsa oo Dh/Madaw ka Tirsan.
War dagdag ah : War goor dhawayd naga soo gaadhay ogadeniya ee ayaa waxa uu sheegayaa…
14 May 2011
